Magacyada wiilasha iyo Gabdhaha Soomaaliyeed – (Somali Boys and Girls Names)

MAGACYADA GABDHAHA SOOMAALIYEED (SOMALI GIRLS NAMES):

A
Abshiro, Abyan, Afraxo, Ammaan, Amran, Aragsan, Arraweello, Ardo, Arliyo, Ashkiro, Askaro, Asiili, Asli, Ayaan, Axado.
B
Baahila, Baar, Baaruud, Bakaad, Balqisa, Bariido, Barkhado, Barni, Barrey, Barwaaqo, Basro, Batuulo, Baxsan, Baylaha, Bayddan, Beegsan, Beerlula, Biciido, Bilan, Billaddaya, Bilkhayr, Bishaaro, Biyood, Bogaad, Boosteeya, Bullo, Buney, Butaaca, Buuxa.
C
Caanood, Cabban, Cadar, Caddey, Cajabo, Calaso, Canab, Canbaro, Carfoon, Carraabo, Carro, Cartama, Carwo, Casey, Cawilo, Cawo, Cawrala’, Caynabo, Ceebla’, Cibaado, Ciilla’, Ciiltira, Ciribbuuxa, Cosob, Cubtan, Cudbi, Cuddoon, Cugan, Culan, Culimmo, Cureeji, Cutiyo.
D
Daado, Daaha, Daawad, Daggan, Dahabo, Dallaayad, Dallaayo, Dallays, Damac, Damman, Darmaan, Daruuro, Dawo, Dayaxo, Daynabo, Deeqa, Deggan, Degmo, Diiddan, Diimmoon, Diiran, Diraaco, Doonbiro, Duco, Duda, Duddo, Dugsiiya, Dugsoon.
Dh
Dhaayo, Dhalaala, Dheeho, Dhiin, Dhiirran, Dhikilo Dhimbilo, Dhoofa, Dhool, Dhudi, Dhuuban, Dhuubo Dhuux.
F
Fahma, Falis, Falxado, Fanaxley, Farax, Fariido, Farxado, Farxiyo, Faynuus, Fiido, Filad, Filan, Filsan, Foojiga, Foos.
G
Gaadsan, Gaarri, Gaarriyo, Gacaliso, Gacalo, Gaceedo, Gadiido, Gallado, Gargaara, Gaylamo, Geeddiyo, Geelo, Geenyo, Gefla’, Gobaad, Gobey, Gordan, Gu’dhalad, Guduudo, Guhaado, Guuleedo.
H
Habban, Habboon, Habsamaan, Hagarla’, Haldhaa, Halgan, Haweeyo, Heego, Hibaaq, Hibo, Hiddo, Hillaac, Hira, Hodan, Hodman, Hogol, Hoobaan, Hoodo, Hoombarro, Hufan, Huryo.
I
Idil, Idilo, Idman, Iftiin, Iido, Iimaan, Ilays, Ilkaag, Ilroon, Ilwaad, Indhadeeq, Indhawroon, Ishaaro, Isir, Ismoog, Isniino, Istaahil.
J
Jalaqsan, Jamaad, Jawaahir, Jeegaan, Jimco, Jinnow, Johorad, Joogdheer.
K
Kaaba, Kaad, Kaadsoon, Kaafiya, Kaaha, Karuur, Kinsi, Koos, Korraad, Kutubey.
Kh
Khadro, Khaladla’, Khayrto.
L
Laaca, Ladan, Leexo, Libin, Luul.
M
Maandeeq, Maano, Macey, Magool, Malabo, Markabo, Marwo, mayran, Miido, Milgo, Mullaaxo, Muraayo, Murriyo.
N
Naadiyo, Naado, Nafiso, Nagaad, Nagan, Naqo, Naruuro, Nasteexo, Nuuro, Nuurto.
O
Ogaal, Oriyo.
Q
Qaafo, Qaayaweyn, Qaladla’, Qalanjo, Qarad, Qoordheer, Qoran, Qorraxo, Qumman.
R
Raagsan, Raalliyo, Raaqiyo, Raaxo, Rako, Rakuubo, Raydhabo, Roobo, Roon, Rooxo, Rummaan, Ruun.
S
Saado, Saafi, Saaqa, Sabaad, Sabtiyo, Sagal, Sahwiyo, Salaado, Saluugla’, Samawado, Sareedo, Sarreeyo, Saruuro, Saxansaxo, Saxarla’, Siman, Siraad, Sitey, Soohan, Subkan, Sulubo, Sureer, Suubban.
Sh
Shaadiro, Shacni, Shahmaad, Shamado, Shankarroon, Shaqlan, Shariifo, Sheegan, Shifo, Shoobo, Shukri, Shumey, Shuun.
T
Tagsan, Taliso, Tanaad, Tawllan, Tigaad, Timiro, Tiriig, Tisqaad, Toolmoon, Toosan, Tooxey, Tusmo.
U
Ubax, Ubbolacag, Udgoon, Ugaaso, Ugbaad, Ulasan, Umal.
W
Wacan, Wanaag, Warfog, Waris, Warla’, Warmoog, Warroon, Warsan, Wiilo.
X
Xaadsan, Xaali, Xaddiyo, Xalwo, Xamaro, Xamdi, Xareedo, Xiddo, Xiisaan, Xinbilo, Xirsiyo, Xorriyo, Xulbado.
Y
Yusur, Yuusa.
***

MAGACYADA WIILASHA SOOMAALIYEED (SOMALI BOYS NAMES):

A
Abadar, Aamin, Abshir, Absame, Aflax, Afrax, Ashkir, Askari, Awsame, Ayaanle.
B
Baasaweyne, Bacalwaan, Bakad, Barkhad, Barkhadle, Bashiir, Bariise, Barre, Beelwade, Beyle, Bile, Bicir, Biixi, Birmad, Bootaan, Bulxan, Bullaale, Buraale, Burhaan, Busuri, Buulle.
C
Caagane, Caalin, Caaqil, Cadceed, Caddow, Calas, Calasow, Canbar, Canshuur, Cartan, Caynaanshe, Caynab, Cawil, Cigale, Cidey, Cige, Cilmi, Colaad, Cosoble, Culusow.
D
Daacad, Daahir, Dalmar, Dayax, Deer, Deeq, Digil, Diini, Diiriye, Dool, Ducaale, Durqun.
Dh
Dhalad, Dhiid, Dhuubow, Dhuxul.
F
Faandhe, Faarax, Fanaxle, Fiidow, Fiqi.
G
Gaaciye, Gaarane, Gaarhaye, Gaboose, Gacal, Gacayte, Galad, Garaad, Garaani, Gari, Geedi, Geelle, Guhaad, Gurxan, Guudle, Guuleed, Guure.
H
Hanad, Hayaan, Haybe, Hareeri, Hiraabe, Hiraad, Hiraale, Horyaal, Hufane Huruuse.
I
Iidle, Ishaar.
J
Jaamac, Jaafi, Jalaqow, Janaalle, Janogalle, Jayte, Jimcaale.
K
Kaafi, Kaahiye, Kaliil, Kaynaan, Keyse, Kulan, Kuluc.
Kh
Khadar, Khayre.
L
Liibaan, Looyaan.
M
Maalin, Magan, Migil, Mire, Mooge, Mowliid, Muudey.
N
Naaleeye, Nadiif, Nageeye, Nimcaale, Nuur, Nuure,
O
Odawaa, Oogle, Oomaar.
Q
Qaalib, Qaaje, Qorane, Qorax, Qowdhan.
R
Raage, Rooble.
S
Sade, Sahal, Salaad, Samaale, Samatar, Samatalis, Samawade, Samokaab, Samow, Saruur, Seeraar, Sugulle, Suudi.
Sh
Shaaciye, Sharmaake, Shariif, Shiino, Shire, Shooble, Shuuriye.
T
Taajir, Taakooy, Tahliil, Tarabi, Tareey, Tawakal, Tiifoow, Timir, Toosane, Tooxow.
U
Ubaxle, Ugaas, Urur.
W
Wacays, Warfaa, Warsame, Wayrax, Weheliye.
X
Xaange, Xaashi, Xandulle, Xalane, Xareed, Xiis, Xirsi, Xukun, Xuuki.
Y
Yaasiin, Yabaal, Yalaxow.

********************************************************************************

FADLAN:

Haddii aad xasuusato magacyada wiilasha ama kuwa gabdhaha oo aan ka tagay, fadlan ku soo qor faalada hoose… Mahadsanid!

About Abdi Jiijiile

Waxaan ahay muwaadin Soomaaliyeed oo wax ka qora dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya (I am a Somali citizen who writes about Somalis and Somalia).
This entry was posted in Uncategorized and tagged , , , , , , , . Bookmark the permalink.

35 Responses to Magacyada wiilasha iyo Gabdhaha Soomaaliyeed – (Somali Boys and Girls Names)

  1. sharma'arke says:

    shaafici,aweys, qeeloquute, shuute, abakhaa ama abaqaa, xuurshe, shirwac, guuled , galeyr, xade, diini, daarood, sade, arwaax, adnaan, annas, kaariye, wehliye, taleex,

  2. Kaahin, Mursal, Dheeman, Duulane

  3. magacla'a says:

    Ayaan ayaanle nuur nuura
    amaal maryan

  4. munobahjo says:

    maxamed muuse muude muxudiin mustafe musadaq musharaf mucaad muxsin muscab maxamuud macow maki meykal muqadas maslax

  5. ardo says:

    Qaali qureesha qarad saafi saxarla

  6. ardo says:

    Barqo bilaad. Tooxyar ijo ijaabo. Iftax

  7. zakia says:

    This is so amizing Somali name wardhere raage

  8. ali says:

    Waxaad ka tagtay shirwac, gaaleeri , qurux, odaale, xildiid, guhaad, baale

  9. siidali says:

    Siidcali ayaa ka tagtay

  10. Abdalla Asad says:

    Waxaa katagteen magacyo aad ubadan
    Waxaakamid ah
    Muumino
    Muslimo
    Madiino
    Makkaay
    Mumtaas
    Maria
    MAndeeq
    Mushtaaq
    Marwo

  11. kensi says:

    Sahardiid

  12. raxma says:

    magacyada gabdhaha- asma rahma falis zeynab zamiya sameera

  13. naasir says:

    Macow ku dar wadaay

  14. Qamar, Muna, Qadiija, Sumaya, Balqiisa, Raxma, Hindiya, Faaduma, Kaltuuma, Ramla,Leyla, Deeqa, Xafsa,Huda, Yasmiin, Warda, Xamdi, Faxdi, Aamina, Jawaahir, Samiira, Sacdiya, Mulki,Hibo, Amal, Shamso, Safiyo, Suweys, Mariya, Faiza, Fardowsa, Malyuun, Iqra, Ishwaaq, Rihaam, Rawaan, Rinaad, Cabiir, Hanan, Caziizo, Muumino, Caasho, Hani, Saabiriin Hidaayo, Sucaado, Najma, Foziya, Shankaroon, Maida, Ancaam, Kowser, Shadiya, Muniira, Ilhaan, Nasra, Saciido, Gacalo, Fartuun, Xallimo, Xaawo, Qaali,Istaahil, Ubax, Sihaam,Sundus, Yusra, Caaliya, Suleeqo, Ruqiyo, Zamzam, Cadni, Afnaan, Asma, Ikraan, Amatullaahi, Xakiimo,Xusniyo,Naciima, Shirhaan,

  15. mohamee says:

    Wardheere.dhimbil.guutaale.fiidow.qanyare.hilowle.siyaad.nagaye.naaleeye.dhangad

  16. Ayan says:

    I am looking perfect somali boys name

  17. Magacyaal badan ayaad ka tagtee lkn ani dhinac ahaantayda magac aan waligay maqal aya ku jirta ad bad u mahadsantihin

  18. nafisamohamed@hotmail.com says:

    Mohamed Ayad ka tagten iyo safa siham niyad samsam sundus

  19. Nasriiney says:

    U forget my name Nasra

  20. Caano says:

    M muno mulki maaymuun mulaaxo macsuuro
    S sabiiro soowdo suleeqo siman suldaano sihaam saliin
    Q Qadro Qeeyriyo quman Qaali quxeey
    J juwaayriyo joowhara jamaad jihaan
    Sh Shaadheeyo shamso shahwaad

  21. Liban says:

    wiilasha .. Kayd Mahad Galad

  22. Siciid says:

    Ayanle Amal axmed ayaan

  23. Muno cali says:

    Magac muna ayaa lega ilaway

  24. Soomaali says:

    Waxaa iloowday magaca ‘Ladane.’

  25. Siciid says:

    Aad ayaad ugu amahadsanntihiin shaqada wanaagsan iyo dedaalka aad samayseen waa wax loo baahnaa Hambalyo

Leave a comment